Duqa Muqdisho oo soo celiyay Guri mudo 28-sano ah xoog lagu heestay (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane  Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa hooyo Soomaaliyeed usoo celiyay guri mudo 28-sano ah xoog looga heestay. Dadkii guriga heestay ayaa la sheegay in ay diideen in ay ka baxaan guriga kuna wareejiyaan dadkii lahaa, waxaana soo faragaliyay maamulka gobolka Banaadir oo awood u adeegsaday in guriga laga saaro dadkii … Continue reading Duqa Muqdisho oo soo celiyay Guri mudo 28-sano ah xoog lagu heestay (Daawo Sawirada)